Daabacad
RSH

Fiidiyowgan oo ay soo saartay RSH Nigeria Hub ayaa wuxuu hogo-tusaaleynayaa Hab-fikirka iyo qaabka ilaalinta bad-qabka.

Si guud, ilaalinta, bad-qabka macnaheedu waa ka hortaga waxyeelada dadka, iyo deegaanka marka lagaarsiinayo horumarinta iyo gargaar bini aadantinimo. Si taas loo sameeyo, ururadu waa in ay diirada saaraan ilaalinta kaa hortagaga iyo ka jawaabista arrimaha ka soo baxa ururkooda iyo sidoo kale kuwa ka dhasha isdhexgalka ururada bulshada.

Wadamada tani la xiriirto
Luqadda qalabka
Meelaha barnaamijka / mawduucyada
Display on hubs
Ethiopia

Comments